Kulan dhexmaray madaxweynaha Somaliland Siilaanyo iyo garsoorayaasha ayaa waxa ka hadlay gudoomiyaha maxkamada oo ka mid ahaa kuwii ka qaybgalay. Siilaanyo ayay ahayd in uu faahfaahiyo waxa uu kala hadlay garsoorayaasha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM