Siilaanyo oo ka xanaaqay kursiga uu ku fadhiyo oo hal beel kale ku haysato
Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kursiga uu ku fadhiyo oo beesha Habar Awal (Isaaq) ay ku dul haystaan. Siilaanyo oo warqad loo qorey u akhrinayay sida warka ayaa sheegay in ayna ku xiiqin kursigaas oo isagu u sharaxan yahay.