X

Siilaanyo oo la sheegayo in uu Boorama u soo safreyo xilli uu ciidan beeleed geeyay deegaanada Lughaya

Axmed Siilaanyo oo uu dabada ka riixayo gacanyarehiisa Maxamuud Xaashi ayaa la sheegayaa in uu Boorama imanayo iyagoo marka hore sii maraya Gabiley oo la sheegay in ay xaflad kaga qaybgalayaan.

Wararka laga helayo Hargeysa ma sheegin in ujeedadu tahay xafladaas laakiin ay tahay in uu dejiyo kacdoon ka curtey deegaanada Lughaya.

Safarkii hore ee Maxamuud Xaashi Ku tagey Boorama ayuu yasay kulankii uu la qaatey salaadiinta.

La soco wixii la soo kordha

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.