X

Siilaanyo oo laba kalmadood ka yiri qalinjabintii maanta ka dhacday jaamacada Camuud

Madaxweynaha Somaliya ayaa sidii caadiga laba kalmadood ka yiri xafladii qalinjabinta ee ardayda Jaamacada Camuud oo gaartey sided boqol in ka badan. Camuud ayaa ka mida jaamacadaha ugu horeeya dalkoo dhan waxana soo kordhaya ardayda raadsanaysa cilmi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.