Siilaanyo oo lagu soo dhibey inuu Kulmiye warqad u akhriyo. Ololaha xisbiga Kulmiye ayaa maanta ku eg ayadoo berina uu ku egyahay midka xisbiga Wadani. Siilaanyo oo muddo lix sanno aan shaqo ku darsan maamulka ayaa warqad u akhriyay taageerayaasha xisbigiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS