Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa London yimi waxana lagu soo dhaweeyay magaaladii laga taageeray ururkiisii SNM ee Ingirisku taageerada xoogan u muujiyay. Waxase loo diiday in uu hadlo buuq iyo sawaxan kadib ayaa la ogolaaday in uu maykarafoonka qabsado. Fadeexada goobta ka dhacday waxa isla markiiba laga qaaday maykarafoonka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM