X

Siilaanyo oo magacaabay maareeyaha xiriirka cuntada ee maamulka Somaliland

Siilaanyo ayaa magacaabay maareeyaha xiriirka cuntada ee maamulka Somaliland. Jagadan ayaa faaruq ahayd waxana lagu soo saaray war saxaafadeed aan la sheegin cida ku saxiixan.



Axmed Siilaanyo ayaa isagu 6 sanaba hawlgab ka ahaa shaqada maamulka Somaliland dadka badankiisa ayaa qaba in aan la ogaan Karin sida uu u maamuli lahaa.



Booskan banaan ayaa lagu sheegay in loo magacaabay Cali Diiriye Axmed (Maalin-tacab) in uu noqdo maareeyaha hay’ada xiriirka cuntada ee maamulka Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.