Siilaanyo oo markale u socda Jarmalka asagoo maalin djhaweyd ka soo noqdey Imaaraadka halkaas oo uu u joogey xaalad caafimaad.
Siilaanyo ayaa xaalad caafimaad awgeed muddo lix sanno ah wax shaqo ah ku lahayn hawl maalmeedka maamulka Somaliland ee uu ku magacaaban waxayna ahayd in maamulka lagu wareejo Saylici.
Wararka ayaa sheegaya in lagula taliyay Siilaanyo in uu Jarmalka ka wardoono inkastoo aan la sheegin xaalad caafimaad ee uu u tagayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS