Madaxweynaha Somaliland ayaa ka soo laabtey Ingiriiska halkaas oo xaalad caafimaad uu u tagay. Siilaanyo ayaa saxaafada u akhriyay waraaq hore loogu soo qorey oo uu kaga hadlay socodkii u ktagey Ireland. Suaal ku saabsanayd in uu yahay musharax ayaa dhegta loogu sheegay in uu yiraa wali lama gaarin.
Hoos ka arag sida Maxamed Biixi uu dhegta ugu sheegayo
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM