X

Siilaanyo oo mijabaxsi ugu dhaqaaqay gobolka Awdal

Madaxweynaha maamulka Somaliland oo isagu aan waxba kala socon waxa xerta madaxtooyada ee jufadiisa iyo xaaskiisu ka wadaan ayaa mijabaxsi ugu dhaqaaqay gobolka Awdal.

Waxa la soo werinayaa in uu xadhiga ka jarayo wadada Kalabaydh iyo Dilla iyo wadooyin yaryar oo laga sameeyay gobolka Awdal. Dhaqaatiirta ayaa u sheegay Siilaanyo in uu baahan yahay socdaalada noocana.

Waxa Siilaanyo sii raacaya wasiiro ku fashilmey oo reer Awdal hore u diideen laakiin hadda Siilaayo ka dhaadhicin karo waxa uu rabo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.