Siilaanyo ayaa Muuse Biixi ku wareejiyay xukunka maamulka Somaliland. Xaflad ka dhacday Hargeysa oo ay ka soo qaybgaleen wufuud hoose aya xisbiga Kulmiye iskugu wareejiyay maamulka.
Siilaanyo oo isagu hawlgab ahaa muddo 7 sanno ah ayaa halkaas ka akjriyay warqad loo soo qorey ahna tii ugu dambeysay. Muuse Biixi ayaa isna sheegay inuu soo dhisayo wasiiro.
Doorashadii ka dhacday maamulka bishii hore ayaa xisbiga Kulmiye ku shubtey waxana u haneeyay xisbiga Wadani oo nacayay inay nabadgelyo xumo ka dhalato.
Xisbiga Wadani ayaa iyaguna ka soo qaybgelin taas oo ka dhigin in isla xisbiga Kulmiye isa sharfay. Waxa dadka badankiisu is waydiinayaan lacagta ku baxdey xaflad sidan u qaaliya xilli masaakiinta Kulmiye ku diley sixir barar.
Waxa siyaasiyiintu beeluhu sugayaan sida uu u siiyo kuraas inta ayna ku bilaabin qaylo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=A4mGCldnuww[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS