Siilaanyo oo saaka ku kalahay jidka loo bixiyay wadada cad ee Hargeysa ilaa Lughaya
Hargeysa 13 Jan 2015–Siilaanyo ayaa socdaal ku tagey jidka loo yaqaan dawga cad halkaas oo la sheegay inuu furayo qayb dhamaatay. Lama sheegin in Siilaanyo meelkale u socdo. Xaalada caafimaad e hogaamiyaha beesha dhexe Siilaanyo ayaa hortaagan in uu qanciyo suaalaha dadka.