X

Siilaanyo oo taladu ku ciirsan tahay iyo odayaasha reer Hargeysa oo taageeray shirka maamul sharciyaynta

Siilaanyo oo ka aamusey waxa ka dhacaya hareerihiisa una daayay beeshiisa in ay u hadasho ayaa hadda taladu ku ciirsan tahay iyadoo hadda talaabada mucaaradka ay taageereen odayaasha reer Hargeysa. Odayaashan ayaa sheegay in ay taageersan yihiin mowqifka mucaaradka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.