Balicalanle—Siilaanyo ayaa dalxiis balaadhan oo lacagi ku baxday ku maraya tuulooyinka maamulkiisa ka tirsan iyo tuulo kasta oo uu ka jeediyo laba eray oo ah waa mahadsan tihiin soo dhaweynta waana eegaynaa cabashooyinkiina. Qofna ma filayo inuu hal cabasho fulin karo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS