Hargeysa–Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa u baxay Imaaraadka Carabta halkaas oo uu sheegay in uu soo saxiixayo dekeda Berbera oo la sheegay in uu ka iibsaday shirkada Dubai World oo lacago lagaga leeyahay aduunka. Lama garankaro waxa uu kala kulmi doono Imaaraadka iyadoo hore loogu sheegay in ayna heshiis geli Karin.
Heshiisyada noocana ayaa u baahan in ay gasho dawlada dhexe maadaama maamulka Siilaanyo aanu ahayn maamulada dalka ka jira laakiin sheeganaya in ay yihiin dawlad. Wararka qaar ayaa sheegaya in uu xaalad caafimaad u tagayo Imaaraadkas.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM