X

Siilaanyo oo warqadii ugu dheerayd ee loo soo qorey u akhriyay xubnaha wakiilada: suaalo ma jiraan+Puntland+MUUQAAL

Hargeysa–Siilaanyo ayaa warqadii ugu dheerayd ee loo soo qorey kahor akhriyay golaha wakiilada aan la garan hawsha ay qabtaan. Siilaanyo ayaa warqadaas ku sheegay in uu wali raadinayo in ay ajaanib soo dhex fadhiistaan isaga iyo Xasan Sheekh. Siilaanyo ayaan sheegin waxa madaxweynaha Puntland raaligelinta ka bixiyay.

Siilaanyo inadeerkii Saleebaan Gaal ayaa afka qabtey dadkii suaalaha waydiin rabey sheegayna in ayna jirin wax suaala. Mashaakilka haysata wakiiladan ayaa ah in wax loo akhriyo hadana ayna xor u lahayn in wa wax waydiiyeen taas oo ka dhigeysa fowdo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.