Axmed Siilaanyo oo ku magacaabay madaxweynaha Somaliland hadana socdaal lagu geeyay qaar ka tirsan gobolada Togdheer iyo Sanaag ayaan waxba ka ogeyn in wasiirkiisii Tacliinta la bedelay marhore oo hadda ay tahay maaliyada. Siilaanyo ayaa Samsam ugu yeeray wasiirka Tacliinta iyo iyadoo muuqeedu is bedelay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM