Kulan Siilaanyo la qaatey wadaadada Hargeysa ayaa lagu gorfeeyay sidii wax looga qaban lahaa abaaraha uuna ogeyn ee mudooyin badan haystey gobolada Woqooyiga (Somaliland). Gobolada Awdal ayaa abaartoodu sadex jirsatey waxana shalay la arkayay Saylici oo ka hadlaya xilli dadka uu cod kaga doonayo siyaabo kala duwan ay barakaceen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS