Siilaanyo sharaf kuuma hadhine maamulka ku wareeji ninkan Salacalee (Saylici). Xildhiban Siciid Cilmi Rooble oo siiyay Siilanyo waanidii ugu fiicneyd xilli Siilaanyo muddo shan sano iyo badh ah uuna warba u haynin waxa ka dhacaya maamulka uu ku magacaaban yahay.
Waanadan ayaa waxay ahayd in Saylici ku bilaabo ahaydna in uu marhore la wareego maamulka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS