X

Siilaanyo waxaan leenahay Saleebaan Gaal ka qabo hoga uu ku wado gobolka: Cali Gurey+MUUQAAL

Hargeysa–Cali Gurey ayaa fariin adag u direy Siilaanyo oo ku maqan Imaaraadka oo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in Imaaraadku diidey in uu kala hadlo arimaha dekeda laakiin waanooyin badan la soo faray. Cali Gurey ayaa shir jaraaid ku sheegay in Saleebaan Gaal qasao siyaasadi laga heshiisyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.