Ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa isna dhinaciisa ka hadlay qaska iyo jahwareerka ka taagan maamulka Hargeysa oo uu ku sheegay in ay meesha ka baxeen rag ka dambeeyay go’aano badan oo cadaalad xumo lagula kacay gobolka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM