X

Siilanyo oo u hanjabay Suldaan Wabar kadib warqad loo qorey oo uu shaashada ka akhriyay+MUUQAAL

Hargeysa 02 Jan 2015–Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Suldaan Wabar hanjabaadna ka akhriyay warqad loo soo qorey oo uu ka akhriyay shaahada horteeda. Siilaanyo ayaan nuuxsan inta uu akhrinayo warqadaas uu ugu hanjabey Suldaan Wabar kuna sheegay in Somaliland la burburin karin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

 

admin:

This website uses cookies.