Sirdoonka Ciraaq ayaa war ka soo saaray halka uu ku sugan yahay argagixisaha weyn ee Daacish waa ninka la baxay Abubakar Baqdaadi ee markii ugu dambeysay ka Hadley masjid ay dib u burburiyeen kadib markii ay ku dhuuman kari waayeen.
Argagixiska weyn ee Baqdaadi ayay sheegeen in uu welli noolyahay kuna noolyahay baadiyaha gobol Del-zur oo ah bartamaha dalka Siiriya kana fogeyn Raqqa. Maaha markii ugu horeysay oo la sheego in argagixiska la diley.
Sirdoonka Ciraaq ayaa sheegay in warka ay helayaan uu sheegayo in uu nolyahay joogana baadiyaha Siiriya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS