MuqdishoâSirdoonka Somaliya magaalada Muqdisho ayaa ku guulaystay in ay ummada ka badbaadiyaan xasuuq ay la damacsanaayeen argagixisada Shabaab kadib markii ay ku guulaysteen in ay soo qabtaan gaadhi Hindi (bajaaj) lagu soo xidhay bambaano.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS