X

Sirdoono ku xiran horgale Xasan Sheekh oo bilaabay aargoosi

Xogta aan ka helayno gudaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaysa in horgale Xasan Sheekh gudbiyay liistada siyaasiyiinta iyo xoogaga wadaniyiinta firfircoona una gudbiyay Kiiniya. Xoogaga wadaniyiinta ayaa iyagu sheegay in hadda ay yihiin bartilmaameed.


Waxa dhawaan magaalada Muqdisho lagu diley abwaan si xora uga hadli jirey siyaasada ilaa haddana ma jirto cid loo qabtey dilkiisa. Xoogaga wadaniyiinta ayaa warbaahinta u sheegay inay heleen fariimo dil loogu hanjabayo oo sii kordhay markii horgale Xasan Sheekh la doortey.


Doorashada Horgale Xasan Sheekh oo dalka dib u celiyay muddo 30 sanno waxana dib u so noqdat musuqii ugu xumaa abid ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Hoos ka daawo wadaniga firfircoon oo ka hadlay sida aanu Kiiniya u daayay
.




C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.