X

Siyaasi Aadan Dhoolayare oo jawaab kulul ka bixiyay hadal xanafle oo Faysal Waraabe ka soo yeedhay

Siyaasi Aadan Dhoolayare ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal xanafle oo Faysal Waraabe ka soo yeedhay. Faysal Waraabe oo lagu yaqaano iskudirka dadka kana buuxo nacayb uu Somalida u qabo ayaa si xanafle u hadley.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.