X

Siyaasi amaani jirey Muuse Biixi oo jeel soo liqay oo hadda calaacalaya

Siyaasiga da’da yar ee Maxamed Abiib ee reer Awdal oo Muuse Biixi jeelka ku tuurey ayaa hadda saxaafada la soo hor fadhiistey calaacal. Siyaasigan ayaa hadda oo xeedho iyo fandhaal kala dhaceen leh Samaroonku yeeli maayaan cadaalad daro.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.