Siyaasi baafinaya halka Siilaanyo ku dambeeyay: aaway xaguu ka dhacay hadana mudo kordhin ayuu rabaa: ARAG
Siyaasi reer Burco ah ayaa raadinaya halka Siilaanyo ku dambeeyay iyadoo la ogyahay in aanu wax shaqo ah ku lahayn arimaha maalinlaha ah ee ka jira Hargeysa dad badani hayaan Siilaanyo ayaa madaxweyne ah.