X

Siyaasi Boobe Ducaale oo ka qayliyay shir beeshiisu la gashay Somalida kale

Siyaasi Boobe Ducaale ayaa ka qayliyay shir beeshiisu la gashay Somalida kale. Shirkan oo lagu sheegay wadahadalada dawlada dhexe iyo Somaliland ayaa waxa hal dhinac ahaa ISAAQ siiba inta Muuse Biixi isku dhow yihiin iyo Somalida kale.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fLhsTHNzy38[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.