Siyaasi C/qaadir oo reer Sanaaga ayaa qaba in Muuse Biixi la gorgortamo dawlada Somaliya oo ayna jirin meelkale oo hadda u furan maadaama siyaasada caalamku 60 digree is bedeshay. Siyaasigan ayaa u muuqda inuu dareensan yahay in wadooyinkii soo xirmeen.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=pWZfZzeApFo[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS