Boorama–Siyaasi Cabdi Baradho ayaa ku baaqay in Ramaax gobolka laga saaro isagoo ku eedeeyay in uu dhaafi waayay hub ayaan qabtey qirteyna in shabaab soo gashay gobolka. ”hadii shabaab na soo gashay dee Amisom ayaan u baahanahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM