Cabdi Weyne oo isagu sheegay marhore in kursiga Saylici ay rabaan kacdoonka iyo siyaasiyiinta kale ee reer Awdal inkastoo aanu keenin cadayn ayaa hadda sheegay in uu u taagan yahay kursiga madaxweyne ku xigeenka xisbiga Wadani ee beesha dhexe. Waa laygu dhiirigeliyay in aan kursiga u dagaalamo mase sheegin waxa u diidey in uu istaago kan madaxweynaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM