X

Siyaasi Cali Faarax Cabdillaahi oo ka hadley xaalada xeebta Awdal iyo arimo xasaasiya

ARAABINEWS

Siyaasiga Cali Faarax Cabdillahi ayaa taabtey colaada Gargaara ee Lughaya iyo nin welli la garan oo shalay meydkiisa la helay. Waxaas oo dhan waxay iskugu soo shubanayaan siyaasada habaca ah ee haysata reer Awdal ayuu yiri siyaasi Cali Faarax Cabdillahi. Waa goorma goortaad wax garataan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.