Sidaad maanta wada daawateen waxa xaruntii golaha wakiilada Somaliland isku bedeshay xero feer feer kadib markii la isku dhex yaacay oo la garan waayay xaga ugu sareysa iyo xaga ugu hooseysa cida maamusha Somaliland. Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ayaa reer Awdalstate xasuusiyay in ay ku cibroqaataan. Dhinaca kale wuxuu ka hadlay kacdoonka iyo Awdalstate.
ARAABINEWS.COM