X

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo kabaha la dulmaray Mustafe Cagjar iyo Muuse Biixi

ARAABINEWS

Siyaasiga reer Awdal ee Cali Faarax Cabdullaahi ayaa kabaha la dulmaray madaxa dawlada Somali galbeed Mustafe Cagjar oo Samaroonka aan dhulka looga badneyn ku dulmiyay deegaanka halka askariga Muuse Biixi digiiin ugu direy in askartii ka horeysayba cagajugleyn wax ku qaadi waayeen.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KjEE1aAIonI[/embedyt]


ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.