X

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo ku baaqay in salaatu jinaasa loo tukado dadkii SNM xasuuqdey

ARAABINEWS

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa ku baaqay in salaatu jinaasa loo tukado dadkii SNM ku xasuuqdey Awdal 4-ta Feeberweri ee beri ku beegan. SNM oo wadata taangiyadii askartii Mingeste ayaa dad aan waxba galabsan ku xasuuqay degmooyinka Dilla, Boorama iyo Saylac. Waxa aan la qiyaasin inta hanti a burburiyeen.




ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.