Siyaasiga Cali Faarax Cabdullahi ayaa si adag uga hadlay ciidan Siilaanyo isku soo dhiibey oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Suldaan Wabar. Siyaasiga ayaa sidoo kale wax ka taabtey nin taabacsan Somaliland laguna magacaabo Haaruun C/raxmaan Qaadi oo sheegtay Suldaan Samaroon iyo Ugaas. Muxuuse ka yiri Saylici iyo Muse Biixi.
ARAABINEWS.COM