X

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo si adag uga hadley dekeda Berbera: reer Awdal ma raacsana

ARAABINEWS

Siyaasi Cali Faarax ayaa si adag uga hadley dekeda Berbera sheegayna in reer Awdal raacsan yihiin mowqifka dawlada dhexe. Wuxuuna raaciyay in cid reer Awdal matashaa ayna ku jirin barlamaanka Somaliland ee xilli hore gabalkiisii dhacay.



Sacad Cali Shire Ingiriis buu baasaboor ka haystaa isagana maxkamad ayaanu saari doonaa tuuga warqadaha beenta ka keensaday Carabta ayu ku daray siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=g4QnJmyZKPQ[/embedyt]



ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.