X

Siyaasi Cali Faarax iyo dilkii Awbare iyo dareen la’aanta

Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ayaa si adaga uga hadlay dilkii Awbarre ay maleeshiyada Mustafe Cagjar ugu gaysatey laba dhalinayaro ah. Ilaa hadda ma helin cadaalad. Wuxuu akloo taabtey siyaasi Maxamed Jaamac oo welli u xidhan horjooge Muuse Biixi. Waa dareen la’aantiina waxa halkaa idin dhigey.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.