X

Siyaasi Cali Faarax oo ka hadlay maleeshiyo Muuse Biixi soo buuxiyay Awdal

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qarxiyay maleeshiyo Muuse Biixi keensaday Awdal oo loogu talogalay in lagu carqaladeeyo doorashada reer Awdal qaadaceen. Muusow qori waan haysanaa ee sidaa ogow.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.