X

Siyaasi Cali Faarax oo Suldaan Wabar ka difaacay badhasaabka Awdal: adeer edeb u joog

ARAABINEWS

Siyaasi Cali Faarax ayaa badhasaabka Awdal ee Hargeysa laga soo direy u sheegay inuu si edebleh ku joogo gobolka haddii kale in hilfaha loo qaadi doono. Waxaan leehay adeer laysku dawladeyn maayo ee ogow halka aad joogto waa xoogii Xirsi Muude.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.