X

Siyaasi Cali Faarax oo u jawaabey odayaal Isaaqa oo Berbera ka hadlay muxuuse ka yiri xasuuqii 1991

Shalay ayay ahayd markii odayaal Isaaqa oo taageersan Faysal Magafe oo ah maamulaha kastanka Saylac dhibaato xooglana ku haya dadka reer Awdal gaar ahaana kuwa Saylac ay hanjabaad saxaafada u mariyeen Samaroonka Saylac. Siyaasiga ayaa jawaab ka bixiyay wuxuu sidoo kale ka hadlay xasuuqii SNM ka gaysatey gobolada Awdal sanadii 1991 bishan Feebarweri.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.