Siyaasi C/raxmaan Ciro u fadhiya Boorama ayaa ogaaday qaska iyo dhaca ka taagan Boorama in uu ka masuul yahay Ramaax oo uu sheegay in bartamaha magaalada dadna lagu dhaawaco xoolo shacabna la qaato. Wuxuu difaacay C/raxmaan Ciro oo xeer ayna reer Awdal joogin ay isku camireen iyagu.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM