Siyaasi Dhoolayare ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi oo soo dhisay xukuumad aad u liidata. Halka Musuqii cirka isku shareeray eridna lagu bilaabay shaqaale aan waxba galabsan, kaliya la yiri jeegaan ma tihiin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0BkWAinNEs0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS