Siyaasi Dhoolayare ayaa weeraray Ucid difaacayna jeneraal Caare. SIyaasigan xisbiga Wadani ayaa ka yaabay kan yaree ku xiga Faysal Waraabe oo uu sheegay inuu ku fadhiyo kursi aanu xaq u lahayn.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=bIdcAvNXB-w[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS