Siyaasi Faysal Waraabe u jooga Boorama ayaa diidey xeer beesha dhexe salaxatay oo boqolkiiba sideetan siinaya kuraasta aqalka qabiilada halka inta soo hadhayna siinaya beelaha. Siyaasigan xisbiga UCID ayaa sheegay in sidaas aan lagu wada joogeyn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM