Siyaasi fikir gooni goosad ah qabey ayaa hadda leh Xamar beenbaa ka aaminsanaa. Siyaasi Mustaf Qodax oo ka soo jeeda Somaliland ayaa in hadda mowqifkiisa wax badan iska bedelay. Siyaasigan oo ka soo jeeda beesha dhexe ayaa xildhibaan ka ah aqalka sare.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=iPXYpNFmeBs[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS