Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa ayaa Hargeysa lagu fadeexeeyay xilli uu ka dhoofayay. Siilaanyo laftiisa ayaa ku dhoofa baasaboor Ingiriisa. Siyaasiga ayaa ka dhoofayay Hargeysa markii Maxamuud Xaashi amrey in la joojiyo.
Joojinta siyaasiga laga joojiyay xoriyada uu u dhoofayo ayay wax u dhimaysaa ictiraafka maamulku ka raadinayo aduunka inkastoo rajadaasi burburtey xilli hore.
Siilaanyo ayaa hawlgaba waxna kala socon waxa gacanyarehiisu ku samaynayo magaciisa.
Dhinaca kale Maxamuud Xaashi aya amrey in sawirka baasaboorka diblomaasi ee Hure Buubaa saxaafada loo qaybiyo. Maamulkan ayaa samaystey baasaboor aan Hargeysa dhaafin.
Hoos ka fiirso maamulka oo war ka soo saaray
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS