X

Siyaasi Ismaaciil Yare oo u hadlay Saylici dalbadeyna in Siilaanyo wareejiyo talada inta hadhay

Siyaasi Ismaaciil Yare ayaa u hadlay Saylici dalbadeyna in Siilaanyo wareejiyo talada inta hadhay mar haddiuuna muddo lix sano ah waxba shaqo ku lahayn hawl maalmeedka maamulka uu ku magacaaban yahay xaalad caafimaad awgeed.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.