X

Siyaasi ka hadley argagixisada oo iibsata dharka ciidanka iyo ciidanka

Xildhibaan Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadley argagixisada iibsanaysa dharka sirdoonka iyo ciidanka.



Wuxuu sheegay ka baarlamaan ahaan ay aad uga xun yihiin dhibaatada ka soo gaareysa qaraxyada ay fulinayaan dhiigmiiratada Shabaab oo dadka M,uqdisho dhiigooda iyo hantidooda ku meyrta.



Runtii dabacsanaan weyn ayaa amniga ka jirta xaqiiqdii waxaa nasiibdaro ah in dharkii Ciidanka booliska iyo nabadsugida nalagu soo weeraro madaxtooyada.

Xildhibaankan ayaa u muuqda inaanu waxba ka ogeyn amniga lagy daalay iyo argagixiso ku dhexjirta oo raadinaysa daldaloolo.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.